Skip to main content

Wa Maxay Jaceylku ?

 Jacaylku waa go'aan, waa xukun, waa ballan. Haddii jacaylku ahaan lahaa kaliya dareen, ma jiraan wax sal ah oo ballan ah in la is jeclaado weligeed. 

Dareen ayaa yimaada waana laga yaabaa inuu tago. Sideen u xukumi karaa in ay weligeed sii jiri doonto, marka falkaygu aanu ku lug lahayn xukun iyo go'aan.

Comments

Popular posts from this blog

Caqliga iyo Jaceylka

 Caqliga iyo jacaylku waxay ka samaysan yihiin laba walxood oo kala duwan.  Caqligu wuxuu dadka ku xidhaa guntin, waxbana khatar ma gelin, laakiin jacaylku wuxuu baabi'iyaa kharribannada oo dhan oo wax walba khatar buu geliyaa.  Caqligu had iyo jeer waa taxaddar oo ku taliyaa, "Iska jir farxad badan," halka jacaylku leeyahay, "Ah ha ka welwelin. Qaado!”  Caqligu si sahal ah uma burburo, halka jacaylku dadaal la'aan isu dhimi karo burburka. Laakiinse khasnado baa ku qarsoon burburka. Qalbi jaban wuxuu qariyaa maalka.

Ibn Khaldun: Insights on History, Society, and Humanity

 Introduction: Ibn Khaldun, a renowned 14th-century scholar, offered profound insights into the nature of history, society, and the human experience. His seminal work, the "Muqaddimah" (Introduction to History), laid the foundation for many fields of study, including sociology, economics, and historiography. In this blog, we delve into some of the key lessons from Ibn Khaldun's introduction, exploring concepts such as the cyclical nature of history, the influence of environment on societies, the importance of social cohesion, his revolutionary historical methodology, and the relevance of his ideas to contemporary issues. Ibn Khaldun's teachings continue to resonate today, offering valuable perspectives on the past and present, and inspiring new ways of thinking about our world. 1. Cyclical Nature of History: Ibn Khaldun's concept of history as cyclical offers a profound perspective on the patterns of human civilization. By understanding the stages of growth, peak,...