Skip to main content

Posts

Ibn Khaldun: Insights on History, Society, and Humanity

 Introduction: Ibn Khaldun, a renowned 14th-century scholar, offered profound insights into the nature of history, society, and the human experience. His seminal work, the "Muqaddimah" (Introduction to History), laid the foundation for many fields of study, including sociology, economics, and historiography. In this blog, we delve into some of the key lessons from Ibn Khaldun's introduction, exploring concepts such as the cyclical nature of history, the influence of environment on societies, the importance of social cohesion, his revolutionary historical methodology, and the relevance of his ideas to contemporary issues. Ibn Khaldun's teachings continue to resonate today, offering valuable perspectives on the past and present, and inspiring new ways of thinking about our world. 1. Cyclical Nature of History: Ibn Khaldun's concept of history as cyclical offers a profound perspective on the patterns of human civilization. By understanding the stages of growth, peak,...
Recent posts

Certainly! Here are some key lessons from both books

: 1. **Choose Your F*cks Wisely:** Focus on what truly matters to you instead of spreading your energy across everything. Not everything deserves your attention and concern. 2. **Embrace Adversity:** Accept that life is full of difficulties and struggles. Instead of avoiding them, embrace challenges as opportunities for growth. 3. **Take Responsibility:** Acknowledge and take responsibility for your actions, emotions, and choices. This empowers you to make positive changes in your life. 4. **Find Meaning in Pain:** Pain and suffering are inevitable parts of life. Instead of avoiding them, find meaning and growth through these experiences. 5. **Value Over Comfort:** Prioritize values and principles over comfort and immediate gratification. Meaningful experiences often come from enduring discomfort. 6. **Develop Resilience:** Cultivate resilience by learning to cope with failures, setbacks, and uncertainties. Resilience is key to bouncing back from life's challenges. 7. **Authenticit...

FARQIGA U DHEXEEYA DHAQANKA IYO HIDDAHA

Dhaqanka: waa falal la caadeysto. Hiddaha: waa falkii oo caadi noqey. Dhaqanka: wuxuu dalbayaa ogaansho. Hiddaha: wuxuu dalbayaa aaminaad. Dhaqanka: ku deyasho ayaa lagu qaataa. Hiddaha: qoraallo ayaa laga qaataa. Dhaqanka: wuxuu isla-beddelaa waayaha. Hiddaha: wuxuu ku xoogeystaa waayaha. Dhaqanka: waxaa hirgeliya xeerka bulshada. Hiddaha: waxaa hirgeliya caqiidada bulshada. Dhaqanka: wuxuu u janjeeraa rabitaanka qofka. Hiddaha: wuxuu u janjeeraa qiimeynta qofka. Dhaqanka: dhaqan dhamaantiis maahan hiddo. Hiddaha: hiddo dhamaantiis waa dhaqan. Dhaqanka: waxay noqon karaan arimo cusub. Hiddaha: waxay yihiin arimo layska soo dhaxlay.  Dhaqanka: waa xididka uu ka talaalmo Hiddaha. Hiddaha: waa geedka ka dhasho tallaalka Dhaqanka. Dhaqanka: waa arin u gaar ah qof, qoys ama bulsho tiro yar. Hiddaha: waa arin u gaar dad aad u tira-badan. Dhaqanka: haddey togan tahay si fudud ayaa loo sixi-karaa. Hiddaha: haddey togan tahay waa adag tahay in la saxo. Dhaqanka: jaadka waa dhaqan leynagu y...

Noloshu waxay leedahay xeerar.

 Dhallinyaro, noloshu waxay leedahay xeerar, kuwaas oo haddii xuduuddeeda lagala baxo xanuunkeeda lala kulmayo. Wax-walba waxay ku haboon yihiin in hal-beeg iyo xad-dhexaad lagu haayo. In qofku isku-kalsoonaado waa arin wanaagsan oo la mahadiyo. Laakiin kalsoonida dheeriga ah waa cadowga ugu xun ee haadaamaha ka rida qofka aanan naftiisa xakamayn. Kalsooni miisaaman ku kalsoonaada nafsaddiina, idinka oo ogsoon in hadalka dadku uusan dhamaaneyn. In aydnaadan dadka iska-weyneenna ogaada in ay tahay darajada ugu sareysa ee isku-kalsoonaanta. Idinka oo aanan wax qaniini karinna ilkihiina ha muujinina. Goorta aad arimaha u aragtaan kuwo adag laakiin suuragal ah, ogaada inaad tihiin kuwo nafsaddooda ku kalsoon. Laakiin goorta aad arimaha u aragtaan suuragal ah laakiin adag, ogaada inaad tihiin kuwo aanan nafsaddooda ku kalsooneyn. Idinka oo kalsoonidiina kaashanaya, ha noqonina weligiin kuwo ka da’weynaada in ay xaqiijiyaan hadaf cusub. Hana suginina xaaladda bilowga ah ee hagaagsan, bal...

Wa Maxay Jaceylku ?

 Jacaylku waa go'aan, waa xukun, waa ballan. Haddii jacaylku ahaan lahaa kaliya dareen, ma jiraan wax sal ah oo ballan ah in la is jeclaado weligeed.  Dareen ayaa yimaada waana laga yaabaa inuu tago. Sideen u xukumi karaa in ay weligeed sii jiri doonto, marka falkaygu aanu ku lug lahayn xukun iyo go'aan.

Caqliga iyo Jaceylka

 Caqliga iyo jacaylku waxay ka samaysan yihiin laba walxood oo kala duwan.  Caqligu wuxuu dadka ku xidhaa guntin, waxbana khatar ma gelin, laakiin jacaylku wuxuu baabi'iyaa kharribannada oo dhan oo wax walba khatar buu geliyaa.  Caqligu had iyo jeer waa taxaddar oo ku taliyaa, "Iska jir farxad badan," halka jacaylku leeyahay, "Ah ha ka welwelin. Qaado!”  Caqligu si sahal ah uma burburo, halka jacaylku dadaal la'aan isu dhimi karo burburka. Laakiinse khasnado baa ku qarsoon burburka. Qalbi jaban wuxuu qariyaa maalka.